DIMUQURAADIYAD:Dawlad masuul ah oo dadka matasha Qaybtii 3aad Qalinkii ?Axmed Xasan Arwo
Salaan iyo nabadi korkiina ha ahaato. Assalaamu calaykum wa raxmatullaah wa barakaatu. Waa qormadii seddexaad ee geedi-socodka dimuquraadiyadda furan ee adduun weynaha. Ujeedada socdaalkeena taariikheed waa inaynu dhabadii…
Dhacdo La Yaab Leh::Gabadh Hooyadeed iyo Aabaheed Kaniiniga Hurdada ugu dartay Caano si ay Jawi degan Internet-ka ugu Isticmaasho.
Booliska Gobalka California ee Mareykanka ayaa xiray Gabar Dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay Hooyadeed iyo Aabaheed siisay Caano ay ku dartay Daawada wax Suuxisa iyadoo markaa doonaysay…
Pakistan:::Daawo Sawirrada Gabadhii Ugu Horeysay Ee Duuliye Diyaaradeed Ka Noqotay Dalka Pakistan+Video
Islama-bad-(BON) Gabar u dhalatay dalka Pakistan oo lagu magacaabo Ayesha Farooq ayaa noqotay duuliyihii ugu horeeysay ee haweenay ah, oo duuliye ka noqota diyaaradaha dagaalka ee dalka Pakistan.…
Maqaal:::Dhibaatada Tahriibka iyo Hayaanka Dhalinyarada. Qalinkii Suleiman Bashir Omar
Qormadan ayan si kooban ugaga hadli doonaa Tahriibka iyo Dhalinyarada Maanta oo baryahan danbe aad u soo kordhay dhalin badana ay ku nafwaayeen. Hadaba Tahriibow Maxaad tahay? Tahriib…
Faallo:::”Somalia: Hope of New Era. Brief History of Somalia:By: Hassan Abdi Shire
It is incredible, if l inform you this proclamation, that Somalia tribes are not actuality, the way established, and arranging know, were as their olden times are very…
Maqaal::KOONFUR IYO WOQOOYI LABA DAWLADOOD OO ISKU BIIRAY MAY AHAYN; WAXAY AHAAYEEN LABA DAD OO HAL DAWLAD KU HESHIIYAY Qalinkii Canab Ibraahim
Muranka dadka woqooyiga dega ee Qaybsiga maamulaka ( power share) waxa ka soo wareegay 63 sano. Arrintaana waxa mar walba qaybdiid iyo caddaalad diid ahaa qabiil gaar ah.…
Barnaamujka Caafimaadka Boorama Daawo Sawirrada Haweenay U Dhalatay Dalka Czech Oo Noqotay Haweenaydii Ugu Caloosha Waynayd Dalkaasi Dhashayna Shan Caruura Mar Qudha…
Alexandra Kinova oo u dhalatay Dalka dalka Czech, ayaa waxaa lagu tilmaamaa inay aheyd Haweeneyda ugu Caloosha weyneyd dalkaasi Czech, iyadoona mar qura dhashay Carruur 5, sida ay…
Sports:::Natiijada Kuubka Qaramada Qaaradaha Aduunka,Spain,Oo Ka Talaabsaday Xulalka Latin America Ka Socday Iyo Xulka Qaarada Afrika Matalaysay Ee Nayjeeriya Oo Caawa Tijaabo Mari Doonta+SAWIRRO
London-(BON) Xulalka wadamada Spain iyo Itally ayaa ciyaarahodi ugu Horeyay guul kala carabay iyadoo xulalkasi ay la kala ciyarayeen xulalka Kusoo Guulaystay kobabka Konfurta iyo Waqoyiga Latin America…
Faallo::Colaadda Biyaha Niilka iyo Saamaynta Geeska Afrika (Baadhitaan Saxaafadeed) W/Q: Xasan Cumar Hoori aybta Q1?aad.
Waxaa laga sii digayaa burbur hor leh oo ku soo fool leh Afrika. Dunida waxaa soo wajahay cunto-yaraan. Waxaa cirka isku shareeray qiimaha cuntada. Waxaana gabaabsi sii ah…
Faallo:::Goorma Ayaa Korodhka Lacagta Shilinka loo Isticmaali Karaa Maalgalinta Mashaariic Horumarineed??
Falsada cilmiga dhaqaalaha ee buugaagta lagu dhigtaa inta badan wuxuu ku sallaysan yahay fikirka (theory) ka jira waddamada reer galbeed ee xaga dhaqaalaha horey ugmaray sida Maraykan iyo…
La Yaabka Tuugta:::Tuugada Internet-ka oo Jabsaday kaambuyuutarka gaarka ah ee Madaxweynaha Dalka Philippine soona bandhigay Nambaradiisa Sirta Ah.
Kooxaha tuugada Internet-ka ee dalka Filibiin ayaa ku andacooday in ay gaareen, kaambuyuutarka gaarka ah ee Madaxweynaha Dalkaasi, waxaanay soo bandhigeen qaybo ka mid ah arrimaha sirta ee…
Walaal Alle dartii u caawi dhibane xaaladiisa caafimaad aan dalka wax looga qaban karin + Sawirro
Muumin Axmed Ciise waa Wiil Soomaaliyed oo 33 sano jir ah, indhoole ah, kana soo jeeda qoys sabool ah, waxaana uu leeyahay Xaas iyo sadex caruur ah oo…
Tehraan::Wax Ka Barro Akhristow Madaxwaynaha Cusub Ee Dadka Iiraan Doorteen..
Doorashadii ka dhacday Wadanka Iran oo ay ka qeyb galeen illaa dhawr musharax ayaa waxaa si cad loogu dhawaaqay inuu ku guulaystay wadaadka la yiraahdo Xasan Rowxaani oo…
Birmingham:::Daawo Weerar sababay dhaawacyo oo lagu qaaday Masjid ku yaal Birmingham+Video
Weerar sababay dhaawaca Sadax qof oo midi ay tahay Haweeney Boolis ah ayaa xalay ka dhacay gudaha masjidka Washwood Health Muslim Center ee ku yaal Ward End Birmingham…
Hambalyo Meher: Boqor Cumar Bashiir Cali iyo Boqorada Maryan Cabdi Samriye Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Awbare..
Dhamaan dadka kaasi waxay hambalyo iyo bogaadin ku dirayaan Boqor Cumar Bashiir Cali iyo Boqorada Maryan Cabdi Samriye oo meherkoodu ka dhacay degmada Awbare ee ismaamulka Somalida IToobiya …
Nasashada BooramaOnline “Ha Tahriibine Joog”Riwaayad Kooban Oo Ka Hadlaysa Tahriibka Iyo Jilayaasha Sooraan & Jawaan Ee Daawasho Haboon…..
London-(BON) Nasashada BooramaOnline “Ha Tahriibine Joog”Riwaayad Kooban Oo Ka Hadlaysa Tahriibka Iyo Jilayaasha Sooraan & Jawaan Ee Daawasho Haboon…..…
Sports::Faaqidaada Ciyaaraha Gobolada Somaliland Natiijada Ciyaarihii Adkaa Ee Galabta Dhacay, SELEL Vs DAAD-MADHEEDH Iyo HAWD Vs BADHAN..
Hargeysa-(BON) Xulka Gobolka Daad-madheedh ayaa 5 gool oo ah laaga tooska ah ama rikoodhaha ah kaga badiyey xulka Gobolka Selel. Ciyaarta maanta dhex martay gobollada Selel iyo…
Tacsi:::Qoyska Reer C/raxmaan Jibriil Cilmi Waxa Ay Tacsi U Dirayaan Marxuum Cali Cimsaan Caynaan(Cali France) Oo Maanta Lagu Aasay Boorama
INAANILLAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJUCUUN ANIGA OO KU HADLAYA MAGACA DHAMAAN QOYSKA REER A/RAHMAN JIBRIL ELMI IYO WAXAY SII DHALEENBA MEEL KASTA OO AY ADUUNKA KA JOOGAAN WAXAN…
London::Madaxweynaha Somalia Oo Ka Qeyb Galay Xafladda Dhalashada Boqorada UK, Khudbadna Ka Jeediyey Shirka Hordhaca G-8+Warqadii Qudbada Oo Uu Ku Mashquulay +SAWIRRO
London-(BON) Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron, isla markaana ka qeybgalay xafladda dhalashada Boqortooyada UK, isagoo shalay galabna khudbad…
Tacsi::Dhaman Dadka hoos ku qoran waxay tacsi u Dirayaan Qoyskii, Ehelkii iyo Asxaabtii Uu Ka Geeriyooday Marxuum Cali Csmaan Caynaan (Cali France)
Dhaman Dadka hoos ku qoran waxay tacsi u DirayaaN Qoyskii, Ehelkii iyo Asxaabtii Marxuum Cali CIsmaan Caynaan 1- Sharmaake Ahmed Muhumed “Dacar” 2- A/qadir Nour Ali 3-…
Sports::Faaqidaada Ciyaaraha Gobolada Somaliland Xulalka Gobolada Maroodi-Jeex Vs Hawd Oo Iskugu Soo Baxay Ciyaarta Finalka Oo Dhici Doonta..
Hargeysa-(BON) Ciyaaryahanada Xulka Gobolka Maroodi Jeex ayaa 2-1 kaga badiyay dhigooda ciyaaryahanadda xulka Gobolka Gabiley,…
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Hadhimo-Sharafeed U Sameeyay Ugaaska Guud Ee Beelaha Gadabuursi Iyo Hogaanka Dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland+SAWIRRO
Boorama-(BON) Kulan balaadhan oo uu ka soo qaybgalay madaxwayne ku xigeenka Somaliland Eng:C/raxmaan C/laahi…
Ciidamo Ka Tirsan Laanta Dambi Baadhista Ee CID-da Oo Shalay Gudaha U Galay Xarunta Wargeyska Madaxa banaan Ee Haatuf Xilli Uu Isna Xayiran Yahay Wargeyskii Hubaal
Hargeysa-(BON) Ciidamo ka tirsan CID-da oo uu hogaaminayo Sarkaal ka tirsan Ciidanka Dambi-baadhista Somaliland…
Gabadh Uu Adeer U Yahay Abwaan Hadraawi Oo Xalay Lagu Dilay Xaafadda Jig-jiga Yar Ee Magaalada Hargeysa..
Hargeysa-(BON) Gabadh uu hadraawi adeer u yahay oo daganayd Xaafada Jig jiga yar ayaa…
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Aqlabiyada Maanta Ku Ansixiyay Hab-Maamuuska Madaxwaynaha Iyo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland
Hargeysa-(BON) Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md.…
Golaha Guurtida Somaliland Oo Go’aamo Xasaasiya Ka Soo Saaray Siyaadda Arimaha Dibadda Somaliland
Hargeysa-(BON) Guddiga siyaasada arrimaha dibada golaha Guurtida ayaa go’aamo ka soo saaray xaalada siyaasada…
Shirkii Dibu-Habaynta Waxbarashada Soomaaliya Oo Maanta Si Rasmiya Uga Furmay Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Soomaaliya+SAWIRRO
Muqdisho-(BON) Shirkii dib u habaynta waxbarashada dalka ayaa daqiiqado ka hor si rasmi ah uga…
Daawo Sawirrada Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Eng:C/raxmaan C/laahi Ismaaciil “SAYLICI” Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama..
Boorama-(BON) Madaxwayne Ku Xigeenka qaranka Somaliland Eng:C/raxmaan C/laahi Ismaaciil “Saylici” ayaa goor barqadiiya soo…
Xildhibanka C/qani Daud Qalinle oo ka hadlay xafladii dhagax dhiga Sadexda Fasal isagoo ugu baqaya haayadaha samafalka in lasoo gaadho deegaankaasi sharafwayn ee ka tirsan Degmada Awdal+Video
Boorama-(BON) Xildhibanka C/qani Daud Qalinle oo ka hadlay xafladii dhagax dhiga Sadexda Fasal isagoo ugu…
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Naga Soo Gaadhay Magaalada Xariirad Oo Saaka Yara Degen Ka Dib Dilkii Xalay Ka Dhacay Degaankaas
Xariirad-(BON) Wararkii ugu danbeeyay ee xafiiska Wararka BooramaOnline ee Magaalada Boorama Soo Gaadhaya kana soo…
Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xusseen Oo Ka Hadlay Tacadiyadda Xukuumadu Ku Hayso Saxaafada Somaliland.
Hargeysa,(BON)-“Waxaanan baaq u dirayaa in xukuumadda Kulmiye dib isu xisaabiso oo saxaafaddu noqoto mid madax…
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Eng:Saylici Oo La Filayo In Uu Maanta Boorama Booqasho Gaaban Ku Yimaado..
Boorama-(BON) Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Eng:C/raxmaan C/laahi Ismaaciil”Saylici” ayaa la filayaa in uu maanta…
War-Deg-Dega:::Nin Jaadla Ah Oo Lagu Dilay Degaanka Xariirad Ee Mudooyinkii U Danbeeyay Shaqaaqooyinku Ka Taagnaayeen Ee Gobolka Selel..
Boorama-(BON) Wararka hordhaca ah ee aan ka helayno degaanka xariirad ee Gobolka Selel ayaa sheegaya…
“Halkan Ka Daawo Sawirrada Sida Burco Loogu Soo Dhaweeyay Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar Kulana La Qaatay Ardayda Jaamcadda Burco Ee Magaaladaas..
Burco-(BON) “Halkan Ka Daawo Sawirrada Sida Burco Loogu Soo Dhaweeyay Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar Kulana…
Daawo Sawirrada Munaasabadii Qado Sharafta Ahayd Ee Loo Sameeyay Afarta Kooxood Ee Ciyaaraha Gobolada U Soo Baxay Ee Gacan Ka Hadalku Ku Dhex Maray Gabiley Iyo Hargeysa….
Hargeysa-(BON) Daawo Sawirrada Munaasabadii Qado Sharafta Ahayd Ee Loo Sameeyay Afarta Kooxood Ee Ciyaaraha Gobolada…
Xukuumada Somaliland Iyo Urur Siyaasadeedkii Hadhay Ee “Xaqsoor” Oo Sheegay In Ay Heshiis Gaadheen Ka Dib Markii Kulan Ay Yeesheen…
Hargeysa-(BON) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaany) ayaa caawa kulan xarunta madaxtooyadda kula…
Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Mudane “Garaad” Oo Canaan Iyo Wax Tar La’aan Dusha Uga Tuuray Hay’ada UNICEF..
Hargeysa-(BON) Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Maxamuud Axmed Barre (Garaad) ayaa hay’ada…
Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Macdanta Iyo Biyaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Ceelbiyood Waraabin Doona Magaalada Boorama Oo Ay Hirgalinayso Hay’ad Kuwaitiyaan Ahi.+Video
Boorama-(BON) Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Macdanta Iyo Biyaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Ceelbiyood Waraabin Doona…
“Halkan Ka Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID Ee Gobolka Awdal Oo Deedafeeyay Raaligalina Ka Bixiyay Hadala Dhawaan Ka Soo Yeedhay Musharax C/rashiid Xasan Mataan+Video
Boorama-(BON) “Halkan Ka Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID Ee Gobolka Awdal Oo Deedafeeyay Raaligalina Ka…
Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Kulana La Qaatay Arday Jaamacadda Burco..
Burco-(BON) Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo dhawaan soo gaadhay Dalka JSL ayaa saaka soo gaadhay…



















