Boorama-(BNO) Mas’uuliyiinta iyo xildhiibanada golayaasha degaanka Boorama uga qaybgalaya xisbiga Ucid ee Magaalada Boorama ayaa kulan balaadhan ku qabtay Hotel Maanaguest ee Magaalada Boorama , kuwaas oo shaaca ka qaaday in ay soo dhamaystireen buuxiyeena shuruudihii looga baahnaa Xisbiga Ucid, sidoo kalena u mahadnaqay kumishanka Doorashooyinka heer Degmo iyo heer Gobol ee Gobolka Awdal sida dhexdhexaadnimada leh ee ay ilaa iminka hawsha u wadaan.
Halkan Hoose Ka Daawo Warbixintaas Oo Maqal Iyo Muuqaala
Reporter: Liibaan Maxamed Axmed (Liibaan Liimo)
Boorama/Office/Somaliland