“Maanta Magaalada Borama Waxa Ka Dhacaya Inay Awdal State Samaystaan Gar Baan U Arkaa ,Shir Jaraa’id Oo Uu Qabtay Abwaan Siciid Ilka-jiir

Filed under: VIDEOS,WARARKA SOMALILAND & SOMALIYA |

Abwaan Siciid Ilka-jiir oo dhawaan weraysi uu bixiyey si weyn ugu dhaliilay xukuumadda Siilaanyo ayaa shallay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Bristol wuxuu kaga jawaabay hadal ka soo baxay wasiirka madaxtooyada oo uu isagu hore ugu jawaabay, haddaba shirka jaraa’id ee Siciid Ilkajiir Daawo wacan: