Daawo Video: Maxaa Kala Haysta Soomaalida Qaad-qamaxa Ee UK, Qoysaskooda, Iyo Dawladda Britain Oo Ka Fekeraysa Inay Mamnuucdo Ka Daawo Halbeegnews Barnaamij Telefishanka Channel 4 Ka Sameeyey

Filed under: VIDEOS,WARARKA SOMALILAND & SOMALIYA |

London-(BNO) Iyadoo guddida sare ee ka tallo bixinta maandooriyayaasha ee Britain ay dhawaan dawladda ka siin doonto tallo go’aan oo kama danbays ah in qaadka laga joojiiyo Britain iyo inkale ayaa telefishanka CHANNEL 4 oo ah telefishanadda loogu daawasho badanyahay Britain uu ka diyaariyey barnaamij uu sameeyey suxufiga Soomaaliyeed ee Jamaal Cismaan Daawasho wacan: