Tacsi::Dadkan Hoos Ku Qoran Waxa Ay Tacsi U Dirayaan Marxuum Suldan Meydhane Yoonis Oo Ku Geeriyooday Magaalada Diradhawa

Filed under: WARARKA SOMALIYA & CAALAMKA |

Allaha ha u naxariistee waxaa habenimadi salaasadi ee ay tariiqdu
ahayd 22-01-2013 ku geeriyoday magaalada Dire Dawa Suldan Marxuun
Meydhane Yonis.

Anaaga oo ah dhamaan dadka hoos ku qoran waxaan tacsi tiranyo leh uu
dirayna Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii, iyo dhamaan shacabka reer
Etiopia ee u kageeriyoday Marxuun Suldan Meydhane Yonis ………
waxaana Illahay uga baryeyna in uu janadii fardoowsa ka waraabiyo
Eheladiisiina Samiir iyo Imaan ka siiyo Amiin Amiin Amiiin !!

Waxaa tacsidan dirayaa dadka hoos ku qoran

Ahmed Abdillahi Shide

Abdisamad Abdillahi fajac

Daha Haaji DAOUD

Abdillahi Dahir bookh

Musse Sheikh Osman Qalinle

kadar Abdillahi fajac

Abukar Ismael Jamaac

Abdirasaq Ismael Jaamac

Abdiwahab Sheik Osman Qalinle

khadra Egeh Guleed

Khadija Sheikh Osman Qalinle

Sahra Egeh Guleed

Meymun Sheikh Osman Qalinle

Fadhiya Ismael Jamaac

Kaltun Egeh Guleed

Fardusa Ismael Jamaac

Nimo Egeh Guleed

Malyon Ali Ducaale

Kaha Musse ducaale

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN