Halkan Ka Daawo Dibu Jaleecistii Dedaalkii Diblomaasiyadeed Ee Madaxweyne Rayaale Iyo Khudbadiisii Washington 2008-dii

Filed under: VIDEOS,WARARKA SOMALIYA & CAALAMKA |

Madaxweynahii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin wuxuu runtii ahaa halyey dedaal weyn u gallay sidii Somaliland qaddiyadeedu u gaadhi lahayd beesha Afrika iyo dunida inteeda kale, sannadkii 2008-dii ayuu magaalada Washington wuxuu khudbad u jeediyey jaaliyaddii Somaliland ee dalka maraykanka wuxuu kaga hadlaya muuqaalkani dedaalkii ay xukuumadiisu u gashay sidii Somaliland aqoonsi u heli lahayd daawasho wacan: