La Yaabka Aduunka::Daawo Sawirada Nin Wajiga Ka Waashay Lana Waashay Jeceyl Uu U Qaaday Mid Ka Mid Ah Haweenka Ku Nool Dalka…

Filed under: WARARKA SOMALIYA & CAALAMKA |
Mandela Danyo waxa uu u dhashay dalka Mareykanka, in mudda ah waxa uu la xanuunsanaa Jaceyl isaga oo waxbadan ka badalay Noloshiisa, Mandela waxa uu jeclaa Haweeney u dhalatay Dalka Ingiriiska waxa uuna usoo bandhigtay Jaceylka uu u qabay HaweeneydaasiDhowr Sanno kadib Haweeneydii lagu magacaabayay Maria oo uu Jeclaa Mandela waxa ay bilowday inay dayacdo Jaceylka Mandela waxa ayna ku biirtay Haweenka Jila Riwaayadaha dalkaasi Ingiriiska iyaga oo durbadiiba guursatay Nin Jilaa ah

Maria aqal galkeeda kalama aysan tashan Mandela oo ahaa nin ay wada galeen Axdi hayeeshee waxa ay indhaha tirtay Mandela waxa ayna muddo kadib u sheegtay Mandela inay iska dhaaftay Jaceylka ay u heysay islamarkaana ay calmatay Nin dhigeeda ah oo ay isla jilaan Riwaayadaha Nasiib daro waxaa is-bedel ku imaaday nolosha Mandela waxa uuna u tafa xeytay waali isaga oo mar qurah isku bedelay nooc aan lagu aqoon waxa uuna ‘’Durtay gabi ahaan Wajigiisa’’ sida idinkaga muuqata Sawirka

Si kastaba ha ahaatee Mandela waxa uu bilaabay inuu magaaladda ku wareego waji aan lagu baran waxa uuna ka dhex baxay Bulshadii uu ku dhex noola waxa uuna caadeystay inuu wadooyinka ku damaashaado Muuqaalka iminka idin muuqda, mana jirto Cid iska xil saartay bad-baadinta Mandeela oo ah nin la xanuunsaday Jaceyl.

DAAWO SAWIRADDA:-

bbbb

dd

ddd

dfd

jjjjjj

pp