Dharwanaaje-(BNO) Ururka Samafalka Mays Charity Organization Oo Maanta Deeqdii labaad ahna tii Abid ugu badnayd ee nooceeda ah gaadhsiiyey Magaalada Dharwanaaje ee Gobolka Harowo si loogu dhiso Masjid Jaamaca Wayn & Isbitaalka magaaladaasi.(Video) Qaybta. 1aad Bulshada noocyadeeda kla duwan ee ku nool magaalada Dharwanaaje ee Gobolka Harowo ayaa siyaabo kala duwan u cabiray shucuurtooda iyo dareenkooda kuwaajahan deeqadan aadka u balaadhan ee ay soo gaadhsiiyeen Ururka Mays Charity oo ah deeqdii labaad (Video) Qaybta Labaad