Qisadaani ayaa ka dhacday Dalka Urdun waxa ayna ku dhacday Naag maseersan oo Saqdii dhexe gurigeeda kasoo baxday ayaa xilli ay mareysay wadada kala Jaray Gaari nooca raaxada ah
Naagtaani oo ay wargeysyada Dalka Urdun kasoo baxa ay magaceeda ku sheegen ‘’Xasiina’’ ayaa waxa ay u dhalatay dalka Talyaani balse waxa ay deegan ku ahayd Dalkaasi Urdun
Shilka gaari kadib waxaa goobta soo gaaray Ciidamado sita Gawaarida Ambalasta waxa ayna durbadii Meydka Xasiina ula carareen Ispital Hayeeshee Muddo kadib Reerka Xasiina oo soo gaaray Ispitalke ayee sheegen in Xasiinay ay hooygeeda kasoo baxday xilli Saqdhexe oo habeennimo ah waxa ayna ahayd Naag maseersan oo mudooyinkaani buux ka dhex-taagna gurigeeda, sida qoyska Xasiina ay sheegen
DAAWO SAWIRADDA:-




