“Siyaasada Arimaha Dibadda Somaliland Miyay Hagaastay,Mise Way Kortay …Dood Xiisa Badan Oo La Dhex Dhigay Xisbiyada Qaranka Iyo Xukuumada Somaliland+VEDIO

Filed under: VIDEOS,WARARKA SOMALILAND & SOMALIYA |

London-(BNO) Dood Kulul Oo Aan Waxba La Iskula Hadhin Oo Telefishanka HCTV Dhex Dhigay Xisbiyada Qarranka Iyo Masuuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan Siyaasadda Arrimaha Gudaha Iyo Dibadda Somaliland Miyay Hagaastay Mise Horumartay “UCID iyo WADANI Oo Markii Ugu Horaysay Isku Mawqif Noqday Iyo Kulmiye Iyo Xukuumadda Oo Keli Noqotay”