Shaashada Telefishin kii ugu weynaa ayaa dhawaan lasoo bandhigay waxa uuna Cabirka Telefishinka uu yahay 201 inch, waxaa xajmiga ama Culeeska Tv-gan uu yahay mid aad u weyn taasi oo aan suura gal ka dhigaynin in lagu istcimalo Qololka yar yare e Caadiga ah.
Shaashadaan Cusub ayaa waxaa lagu kala iibsanayaa lacag dhan 414 kun oo Gani taasi oo ah lacag u dhiganta in lagu iibsado 4 ka mida Gawaarida Borsh 911 ee qaaliga ah.
Shirkada Soo saartay Shaashadaan talafashin ayaa shaacisay in uuu ku wanaagsan yahay in ladhigaa goobaha Hoolalka waaweyn ee dadka faraha badan isugu yimaadaan .
Naqshadaynta Shasahdaan iyo samaynteeda ayaa waxaa gacan ka gaystay shirkada Baabuurta Borch waxaan lasameeyay ila iyo hada 725 kun oo xabo Iftiinkeeda ayaa aad u sareeya iyada oo muuqaalda ka dhigaysa mid waadax ah .
Goobaha sida weyn looga istcimali doonao Shaashada Telefishinkan Cusub ayaa ka mida xarumaha talafashinada iyo goobaha shirarka waaweyn lagu qabto.





