Nasashada Booramaonline Iyo Hees Wadaniyo Oo Ay Qaadayo Fanaanada Wayn Ee Soomaaliyeed Hibo-Nuura,Allahayoow Awdaltayada Ammaankeedu, Nimuu Eedo Ka Ilaali?
Wa Codkii baxsanaa ee Hibo-Nuura iyo Axmadday Abubakar iyo Hobolada aaberi. Waxaynu heestaas u badalaynaa:
Allahayoow
Adwaltayada
Ammaankeedu
Nimuu Eedo
Ka Ilaali.
Allahayoow
Awdaltayada
Abuurkeeda
Il qaada ka ilaali,
Dad is Aaminaan noqonay,
Isku uur san baan noqonay
Isku Aabo aan noqonay.
Waxaynu leenahay Ha noolaato Awdal Land., Cadawgeeduna ha dhaco.