Tacsi::Dhamaan Dadkan Hoos Ku Qoran Waxa Ay Tacsi U Dirayaan Marxuum Siciid Cilmi Hoorri Oo Ku Geeriyooday..

Filed under: WARARKA SOMALIYA & CAALAMKA |
Maxamed Cartan Gaacir
Cabdi Dirir Cabdi – Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland
Ismaaciil Xaaji Nuur Faarax – Duqa Degmada Ceerigaabo
Suldaan Rashiid Cali Ducaale
Boqor Maxamed Nuux
Xuseen Maxamed Cali
Ismaaciil Xuseen Farjar
Amb. Cabdirisaaq Axmed Toor
 
Dhammaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska uu ka geeriyooday Marxuum Siciid Cilmi Hoorri, waxay si gaara uga tacsiyadaynayaan Marwadiisa Xildhibaan Baar Siciid, waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo marxuumkana jannadii fardowsa ka waraabiyo