London-(BNO) Halkan Ka Daawo Waraysi Aad U Xiisa Badan Oo Dhawaan Lala Yeeshay Aqoonyahan Reer Awdala Dr Nuur Xirsi Bahal Kagana Hadlay Aayaha Danbe Somaliland Ka Dib Aqoonsigii Dhawaan La Siiyay Soomaaliya…
Waraysigan gaarka ah waxaa qaaday Rooda Raaxo Oo ka mid ah bahwaynta ama wariyayaasha ka hawlgala Warbaahinta Qarniga Cusub Ee Cadceed oo had iyo jeeraale soo tabisa warar xiisa badan oo taabanaya waaqaca haatan taagan.
Diyaarintii iyo dibu habayntii
Xafiiskawararka Booramaonline
London-Uk