Waxaa Sawirada Hoose ay muujinayaan ama loo aqoonsaday inay yihiin kuwa ugu casrisan Musqulaha ama Suuliyada ugu casrisan.
Waxaa muuqanaya hab dhismeed aan caadi ahayn oo Sawirada aad ka arkayso iyadoo Warbixin dheer lagu muujiyay in Musqulahan ay yihiin kuwa ugu casrisan dunida.
