Hargeysa-(BNO) Madaxwayne ku xigeenka somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi ISmaaciil Saylici ayaa galabta si kedis ah loogu arkay Hudheel ka Mida Hudheelada Magaalada Hargaysa isagoo la jooga qaar ka mida xildhiibaadana baarlaamka iyo salaadiinta magaalada HArgaysa, Madaxwayne kuxigeenka ayaan wadan wax ilaalo ah isla markaan iska dhex lugaynayay suuqa magaalada hargasya