Daawo Sawiradda Dibu Dhiska Xoogan Ee Ka Socda Wadooyinka Halbawlaha Ah Magaalada Muqdisho..

Filed under: WARARKA SOMALILAND & SOMALIYA |

Muqdisho-(BNO) Magalaada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxaa ka soconaya dhismo balaaran oo ay wadaan hay’ado hoostaga dowlada dalka Turkiga.

Waxaa Mashruucan uu yahay mid lagu dhisayo wadooyinka gaar ahaan marshi-biyoodka oo bur bur xoogan uu ka muuqdo maadaama gaadiidka aysan horey ulahaan jirin wax sharci ah oo ka celiya marshi biyoodkaas.

DAAWO SAWIRADA

marsho_1 marsho_2 marsho_3 marsho_4 marsho_5 marsho_6 marsho_7 marsho_8 marsho_9 marsho_10