Faaqidaada Ciyaaraha Booramaonline Agaasimaha Wasaaradda Dhalinta Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Maanta Sii Sagootiyay Saddex Ciyaartooy Oo Ka Qaybgali Doona Tartanka Orodka Ee Ka Dhacay Jabuuti..

Filed under: WARARKA SOMALIYA & CAALAMKA |

Hargeysa-(BNO) Agaasimaha guud ee Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Ayaa Saaka Ambabxisay Saddex Ciyaartooy Oo  Somaliland Uga Qayb Gali Doona Tartanka Ciyaaraha Orodka Ee Half MaratoonkaEe Lagu Qabanyo Dalka Jabuuti.

Tartankan Ciyaaraha Oroka Ee Half Martoonak Oo Sandkiiba Hal Mar Lagu Qabto Dalka Ayn U Jaarka Nahay Ee Jabuuti Ayaa Sanadiihii Ugu Dambeeyay Ay Ka Qayb Galeen Ciyaartooy Ka Socda Somaliladn Kuwaasi Oo Dowalda Jabuuti Ku Soo Marti Qaadey In Aka Qayb Gaaan Tartankaasi.

Sidoo Kale Dowlada Jabuuti Ayaa Sanadkan Ku Soo Marti Qaadey Somaliland Ciyaartooyo Uga Qayb Galaya Tartanka Ciyaaraha Oroka Oo Dhawaan Dalkaasi Ka Dhici Doona.

Agaasimaha Guud Ee Wasaarda Dhlainyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Mustaffe Qodax Oo Saxaafada Kula Hadley Xarunta Wasaarda Ciyaaraha Ayaa Waxa Uu Yidhi:-

“Aad Ayaanu Ugu Faraxsanahay Inaanu Ka Qayb Galayno Tartanka Half-Maratoonka Ah Ee Ka Dhacaaya Magaalada Jabuuti Oo Aan Xasuusanahay Inaanu 2011 Ilaa 2012 Anu Ka Qayb Galnay,Sanadkana Uu Noqonaayo Saddexaad Waxaad Moodaa Inuu Joogto Noqday Orodkaasi Oo Intii Ay Jirtay Xukumada Madax-Weyne Silanyo Ay Suuro Gashay Inaynu Tartamada Caynkaas Ah Ee Dibada Ah Ka Qaybgalno.

Runtii Jabuuti Caan Ayaynu Ka Nahay Inkasta Oo Aynaan Wali Natiijo Fiican Ka Keenin Lakin Horun Mar Ayaynu Samaynaynaa Wanaanu Ku Rajo Weynahay Inaanu Natiijo Fiican Ka Keeno Insha Allah Waxaanu Saaka Halkan Ku Sabootiyaynaa Oo Aanu Ku Anba Baxinaynaa Una Ducaynaynaa Inay Insha Allah Guul Ka Keenaan Laba Orod Yahan Iyo Macalinkoodi Iyo Halwadeen Wasaarada Ka Tirsan Inkastoo Ciyaartooyga Saddexaad Uu Ku Sii Suganyahay Goobta Laga Anba Baxaayo Waxaan Ilahay Ka Rajaynaynaa Inay Soo Noqdan Iyaga Oo Natiijo Fiican Wada Waananu U Ducaynaynaa”.

Sadexda ciyaartoy ee sanadka ka qayb gali doona ciyaaraha orodka oo kala ah Axmed Koosaar Xuseen jimcaale Axmed jibriil Xariir Carab Yuusuf ayaa la rajaynayaa in ay guulo ka soo hoyin doonaan tartankaasi.


.