Adeero Cabdilaahi Cumar Warsame
Pro Nuur Cabdi Nuur ,Xaaskiisa iyo caruurtiisa
Khadar Maxamed Xassan
Cabdikariin Daahir Fadan ,xaaskiisa ,caruurtiisa
Cabdicasiis Ibraahin Cabdilaahi
Maxamed Muhumed Faarax (Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Deegaanka Degmada Boorama )
Mustafe Maxamed Yuusuf
Cabdixakiin Ibraahim Muuse
Ahmed Cabdisamad Sh.Cumar iyo xaaskiisa
Ah
Maxamed Cali Ahmed
Keyd Ibrahim Dirir
Xildhibaan Axmed Muhumed Cadoosh ,xaaskiisa iyo caruurtiisa
Xildhibaan Mustafe Maxamed Xassan
Xildhibaan Mukhtar Cabdilaahi Ducaale
Ahmed Aw Jama Caalim
Cabdishakuur Aw Hasan Cilmi
Bashiir Cumar Warsame
Maxamed Ifiye
Cabdinaasir Cali Saleebaan ,xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cabdikariin Daahir Qalinle
Pro Maxamed Xuseen Muhumed Segsaag
Dhamaan Dadkani Kor ku xusani waxay Hambalyo iyo Bogaadin Meher ah u dirayaan Boqor Geedi Cusmaan Nuur iyo Boqorada Hodan Maxamed Cumar Oo Maanta oo Khamiist ah Bishuna tahay 07/02/13 uu Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal waxaayna Ugu Ducaynayaa Ducadii Nebigeena N.N.K.H( Barakallahu lakuma wa baraka ‘alaikuma wa jama’a bainakuma fil khair ) Aaaaaaaaaaaaaaamin Aaaaaaaaaaaaaaaamin