Hanbalyo Meher::Dhamaan Hawlwadeenada Iyo Mas’uuliyiinta Shirkada Isgaadhsiinta Casriga TELESOM Boorama Waxa Ay Hanbalyo Meher U Dirayaan Boqorka Geedi Sh/Cismaan Nuur Iyo Boqoradd Hodan Maxamed Cumar Oo Meherkoodu Maanta Boorama Ka Dhacay

Filed under: WARARKA SOMALIYA & CAALAMKA |

Dhamaan Hawlwadeenada Shirkada isgaadhsiinta caalamiga ee TELESOM qaybteeda Gobolada Awdal/Selel waxa ay hanbalyo meher oo kal iyo laab ah  u dirayaan Boqorka Geedi Sheekh Cismaan Nuur Iyo Boqorad Hodan Maxamed Cumar Oo meherkoodu maanta ka dhacay magaalada Boorama waxa ayna leeyihiin noqda reerkii isku waara ubadkhayrqabana kala hela wadajiree nabad gala allahayaw idinka yeel reerkii lagu nasto ee lagu nagaado alle ha idinka yeelo guri galkiinana soo dadajiya.”

Gudoomiyaha Shirkada Telesom Boorama:Xaaji C/qaadir Xaaji Aadam Nuur (Dhagawayne)

Gudoomiye Ku Xigeeenka Shirkada Telesom Boorama-Xaaji C/raxmaan Xaaji Maxamuud Jaamac