Red-Cedar-(BNO) Labo nin oo Soomaali ah oo waday gaari xamuul ah ayaa dhintay ka dib markii uu gaarigii kula dhacay wabiga Red Cedar ee gobolka Wisonsin ee Maraykanka.
Waxaa lagu kala magacaaba labaadis qof ee soomaalida ah ee shilka gaari ku dhintay Badru-diin Cali Siyaad iyo Maxamed Dhabarey,Soomaalida degan magaalada uu shilka ka dhacay ayaa xaqiijiyay magacyada dadkaasi
Maxamed Dhabarey waxa la aasay Arbacadii shalay, halka Bardu-diinna maanta oo Khamiis ah la aasi doono .
Arintan ayaa waxaa si aad ah uga naxay dadka soomaalida ee degan dalka maraykanka, ciidamada nabad-galyada wadooyinka ayaa haatan wada baaritaan ku aadan waxa keenay in gaariga uu ku dhaco wabiga Red Cede