Dhamaan Hawlwadeenada Booramaonline Waxa Ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Sheekh Maxamed Siciid Saaweer Geeridii Naxdinta Lahayd ee ku timid Aabihii Siciid Saaweer oo ku geeriyooday Maanta Magaalada Boorama waxa ayna marxuumka alle uga baryayaan in uu naxariistii Janno ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu kabaxayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.