London-(BNO) Wariye e Ridwaan Haaji Abdiwali oo kamid ahaa bahda tvga universal Tv ayaa maanta shaaciyay inuu shaqadii tvga ka tagay
wariyaha ayaa shaqo katagistiisa ku sheegay fariin uu soo dhigay bogiisa facebook fariinti wariyaha ayaa waaxa kamid ahaa
Waxaan go’aansaday in aan ka tago Universal TV oo aan lasoo shaqaynayay muddo 6 sano ah, Waxaan ku faraxsanahay mudadii aan lasoo shaqeeyay iyo intii aan ahaa Tafatiraha Wararka iyo Barnaamijyada. Waxaan u rajaynayaa Maamulka iyo Shaqaalaha hormar.
waxa muddo hal todobaad Gudaheed shaqadii ay hayeen iskaga tagay laba wariye oo ka shaqaynaayay tvga universal tv iyadoo maalin dhawayd uun ay ahayd marki wariye c/qadir nadaara shaqadi tvga universal tv uu u hayay uu ka tagay
lama garanayo sababta dhabta ah ee ka dambaysa shaqo ka tagista wariyayaashan balse waxay wararku sheegayaan inuu cadaadis badani kaga yimi wariyayaasha dhinaca maamulka tvga
Halkan Hoose Ka waxa ku qoran linkiga boga facebook ee wariye ridwaan haaji
http://www.facebook.com/ridwaan.abdiwali