Wixii Faahfaahina Kal Xidhiidh borama optical center Manager: abdirahman Nour 4455169 Dr.Osman Yousuf Ali Dr.Raza Pakistani Contact:Boramaoptical@hotmail.com Abdirahmannour@hotmail.com Near dahabshiil Branch One
Somaliland needs badly agricultural policy encouraging technology transfer to increase local crop productions both for small scale farmers and large scale farmers in the country. It is not an easy task; it requires endeavors regarding formulation of policies on food self-sufficiency, by boosting domestic production of major food staples with technology transfer and mobilizations of [...]
Continue reading …Boorama-(BNO) Dhawaan ayay ahayd markii Gudiga daneeyayaasha Caafimaadka ee golaha wakiilada Somaliland ay kormeer xaqiiqo raadis ah ku yimaadeen Gobolka Awdal xaruntiisa Boorama halkaas oo ay kulan kula qaateen qaar ka mid bulshada rayidka. Hadaba kulankaas oo ahaa mid lagu lafa gurayay khataraha caafimaad ee bulshada Somaliland iyo gaar ahaan Gobolka Awdal ka [...]
Continue reading …Warsaxaafadeed: 001/2013 Taariikhda: 21kii February, 2013 Hogaanka Guud ee Jaaliyaddaha Awdal, Salel iyo Gabiley ee ku nool Woqooyiga Ameerika, waxay maanta iskugu yimaadeen kulan tilifoon ah. Kulankaas oo lagu falanqeeyey xaaladaha siyaasadeed ee murugsan ee ka aloosan dhulkii hooyo. Xog-wareysi balaadhan oo qoto dheer kadib, wuxu hogaanku isla waafaqay qodobadani soo socda: 1. In si [...]
Continue reading …Waxaan halkan hambalyo MEHER uga dirayaana Anagoo ah Dhaman bahada iyo hawlwadeenada booramaonline maherka boqorka iyo boqorada Abdisalaan Ayanle Ismacil ( Salka ) Iyo Nasteho Hussein Maydhne oo maherkoodu ka dhacay dalka norwayn malinta sabtida 23/02/2013 Waxan Lenahay lamanaha is doortay GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX sidoo kale waxan ugu ducaynayaa ducadii Rasuulka [...]
Continue reading …Boorama-(BNO) Jaaliyada Gobolada Awdal/Selel iyo Gabiley ayaa deeq lacaga soo gaadhsiiyay dadkii ku dhintay kuna dhaawacmay banaanbaxyadii ka dhacay magaalooyinka Boorama iyo Lughaya deeqdaas oo dhanayd $3,000 Saddex kun oo doolarka maraykanka ayaa waxa soo gaadhsiiyay gudoomiyaha isku xidhka gudaha iyo dibada goboladan Xaaji C/qaadir Aadam Nuur Gudoomiyaha Jaaliyada wadankaasi KUWAIT Mudane Axmed Ibraahim Caateeye. [...]
Continue reading …Boorama-(BNO) Munaasabad balaadhan oo ay soo agaasimeen qaar ka mid ah dhalinyarada Magaalada Boorama oo lagumagacaabo Xalqada Sheekh Cali Jawhar ayaa ka dhacday Hotel Rays Ee Magaalada Boorama,waxaana munaasabadan ka soo qayb galay , Culumwadiin, Dhalinyaro, Haween, Aqoonyahano Iyo Madaxdhameedka Dhalinyarada. Munaasabadan ayaa ugu horeyn waxaa ka hadlay gudoomiyaha Xalqadan C/risaaq Sheekh C/laahi Sheekh Cali [...]
Continue reading …21/09/2012 TACSI MADAXWEYNE Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Bahweynta Fanka iyo Suugaanta, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, Qoyskii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM, FAYSAL CUMAR MUSHTEEG oo ku geeriyooday Xalay inta u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa iyada oo loo sii [...]
Continue reading …Dhamaan Hawlwadeedanada Booramaonline Waxa Ay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Wariye C/Sataar Daahir Sabriyo Iyo Wariye Liibaan Cali Nuur Oo Shalay Ku Geeriyooday Falkii Waxashnimada Ahaa Ee Lagu Qarxiyay Hotel Goobweyn Ee Magaalada Muqdisho waxa aanan alle uga baryaynaa In Uu Alle U Naxariisto Eheladii, Qaraabadii Iyo Umadii Soomaaliyeed Ee Ay Ka Baxeena Samir Iyo [...]
Continue reading …Dhamaan Hawlwadeenada Booramaonline Waxa Ay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Wariye Mawliid Maxamed Muxumad (Gees) Oo Uu Awoowgii Goor Dhaw Ku Geeriyooday Magaalada Boorama Marxuum : Warsame Faarax Tabe Waxa ayna leeyihiin Marxuumka Naxariistii Janno Alle Ha Ka Waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir Iyo Iimaan Alle Ha Ka Siiyo Aaaamiin.
Continue reading …