Home » Archives by category » TAHNIYADAHA
Hanbalyo Meher:Boqorka, Yaasiin Xuseen Muxumad Iyo Boqorada Amran Axmed Yuusuf Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Safari Hargeysa,+ SAWIRRO.

Hanbalyo Meher:Boqorka, Yaasiin Xuseen Muxumad Iyo Boqorada Amran Axmed Yuusuf Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Safari Hargeysa,+ SAWIRRO.

Malinta waa Isniin Taariikhdu waa 27/6/2016 Hargaysa Goobtu waa Safari Hotel boqorka Yaasiin Xuseen Muxumed Boqorada Amran Ahhmed Yusuf.  

Ururweynaha Samafalka Tawfiiq Gobolka Awdal.

Ururweynaha Samafalka Tawfiiq waa urur samafaleed oo ka hawlgala gobolada Galbeedka Somaliland xaruntiisuna tahaya Magaalada Boorama, waxaana gudoomiye ka ah Marwo BASRA JIRDE Shiil oo ka mid ah dadka qurbaha ka soo noqday mudooyinkii u danbeeyay ku noolaa gudaha Somaliland.   Wixii faafhaahin ah kala soo xidhiidh Phone#00252-63-4510961 Or#00252-63-4452028

Continue reading …
Hanbalyo Meher Boqorka:Khadar Maxamed Ibraahim Iyo Boqorada:Ayaan Mawliid Ileeye Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Boorama.

Dhamaan hawlwadeenada BooramaOnline.Com waxa ay dhanbaal Hanbalyo u dirayaan Boqorka:Khadar Maxamed Ibraahim Iyo Boqorada:Ayaan Mawliid Ileeye oo maanta meherkoodu ka dhacay Masjid Abuu Hurayra ee Magaalada Boorama, waxaanan Sxbkayo leenahay noqda kuwii isku waara ubad khyar qabana kala hela, reerkii lagu nasto ee lagu nagaadana Alle ha idinka Yeelo, wada jiree Nabad Gala. Eng:Xuseen Xasan […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Qurxoon:Boqorka Yusuf Ibrahim Geele Iyo Boqorada Idil Ahmed Ibrahim Oo Manta Maherkodu Ka Dhacay Masjid Abu Hurayra Magaalada Boorama.

Boqorka Yusuf Ibrahim Geele Iyo Boqorada Idil Ahmed Ibrahim Oo Manta Maherkodu Ka Dhacay Masjid Abu hurayra,+ SAWIRRO.          

Continue reading …
C/raxmaan Cirro & Muuse Biixi Oo Shacabka Oo Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Dhammaal Hambalyo Ah U Diray Shacabka Reer Somaliland Iyo Shucuubta Islaamka.

Guddoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga waddani C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, isagoo ku haddlaya magaciisa ka golaha wakiilada somaliland iyo ka xisbiga WADDANI wuxuu dhammaal hambalyo u dirayaa guud ahaanba shucuubta islaamka meelkasta oo ay ku kala noolyihiin, gaar ahaan shacabka reer somaliland Dalka iyo Debadba, curashada bisha barakaysan ee ramadaan caawa oo bisha […]

Continue reading …
Hanbalyo Meher:Boqorka,Dr:Cawaale Axmed Ibraahim Iyo Boqorad Xamda Maxamuud Cumar Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Rays Borama,+Sawirro

Hanbalyo Meher:Boqorka,Dr:Cawaale Axmed Ibraahim Iyo Boqorad Xamda Maxamuud Cumar Oo Meherkoodu Maanta Ka Dhacay Hotel Rays Boorama,+ SAWIRRO.         Xafiiska Wararka BooramaOnline Eng:Mawliid Maxamed Muxumad”Mawliid Hanada” Boorama-Somaliland  

Continue reading …
Boqorka Aadam Daahir Dhawal Iyo Marwo:Cosob Cabdi Caynaanshe Oo Meherkoodu Ka Dhacay Dalka Bilgiumka.

DHambalyo meher wacan aadan daahir dhawal iyo cosub cabdi caynaashe oo meher koodu ka khacay magaalada antwerpen ee dalka belgium.hamaan waxaa hambalyeynaaya dhalinyarada degan dalkan belgium ee ka soo jeeda gobolada awdal,salal iyo gabiley,Waxaana leeyihiin Aqal galkiina ku gaadha Bash bash iyo barwaaqo noqda labadii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela.Aamiin aaamiiin aaaaaaaaaaaammmmmmmmiiiiiiiiiiinnnnnn. […]

Continue reading …
Hanbalyo Meher:Amaal Ciise Xasan Oo Meherkoodu Ka Dhacay Maanta Haldoor Hotel ee Magaalada Boorama.

Dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusanyihiin waxay hambalyo tahniyada aroos iyo duco u dirayaan meherka Cabdikariin Cismaan Idiris iyo Boqorada :- Amaal Ciise Xasan oo meherkoodu ka dhacay 15-05-2016 Haldoor Hotel ee Magaalada Boorama. Hooyo Saynab Cabdi Cali Hooyo Aamina Idiris Hooyo Aamina Daahir Bulaale Marwo Aamina Cilmi Fariid Suldaan Abshir Maxamed Ducaale Sul Carab […]

Continue reading …
Hanbalyo Meher:Boqorka Abdirahmaan‬ Mahamed Haddi iyo Boqorada Zaynab ali Daahir Oo Maanta Maherkooodu Ka Dhacay Hotel Rays Boorama,+Sawirro.

Daawo Sawirrada Hanbalyo Meher:Boqorka Abdirahmaan‬ Mahamed Haddi iyo Boqorada Zaynab ali Daahir Oo Maanta Maherkooodu Ka Dhacay Hotel Rays Ee Magaalada Boorama. Diyaarintii Iyo Habayntii Sawirrada Eng:Mawliid Maxamed Muxumad”Mawliid” Boorama-Somaliland

Continue reading …
Madaxweyne Axmed Siilaanyo Waxa Uu Dhanbaal Hanbalyo & Bogaadin U Diraya Shaqaalaha Aduunka, Gaar Ahaan Shaqaale Weynaha Somalilland.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa shaqalaha Aduunka, gaar ahaan shaqaale waynaha Somaliland, munaasibada 01-May, Maalinat shaqaalaha adduunka awgeed. Madaxweynuhu wuxuu shaqaalaha ku sifeeyey cududda iyo xoogga wax soo saarka iyo horumarinta qaranka, la’aantoodna aanu jiraynin himilo wanaagsan oo ummaddu hiigsataa. Madaxweynuhu wuxu tilmaamay inuu qarankani ilaalinayo xuquuqda […]

Continue reading …
Page 1 of 11123Next ›Last »